HomeWararWasiir Al-cadaala “DFS waxaay ku dhawaaqday hab cusub oo ay kula dagaalameyso...

Wasiir Al-cadaala “DFS waxaay ku dhawaaqday hab cusub oo ay kula dagaalameyso AS”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay sameeysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya lacagta ay dagaalamayaasha Al-shabaab ka qaadaan Ganacsatada. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-cadaala oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu marka hore sheegay in xilligaan uu dalka ku jiro marxalad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay sameeysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya lacagta ay dagaalamayaasha Al-shabaab ka qaadaan Ganacsatada.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-cadaala oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu marka hore sheegay in xilligaan uu dalka ku jiro marxalad dagaal, loona baahan yahay inay iskaashadaan dowladda Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Wasiir Al-cadaala ayaa waxaa uu sheegay in dowladda ay sameysay lambarro gaar ah oo ay gacanta ku hayaan shaqaale la tabababaray, isla markaana dadka looga baahan yahay inay kusoo gudbiyaan dadka lacagta u uruuriya Al-shabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale, Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka ayaa Ganacsatada xasuusiyay in ay ka feejignaadaan in hantidooda loo adeegsado hub lagu soo iibiyo lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed, waa sida uu yiri Wasiirka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horey Ganacsatada Soomaaliyeed uga digtay inay lacago siiyaan, iyadoo sheegtay inay tallaabo ka qaadeyso cid kasta oo dhaqaale ku taageerta Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts