HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle iyo Xildhibaano oo tagay Degmada Maxaas

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle iyo Xildhibaano oo tagay Degmada Maxaas

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Maanta gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, waxaana safarkiisa ku wehlinaayay Saraakiil Ciidan iyo mas’uuliyiin kale Xildhibaanno kamid ah Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo kala ah Xildhibaan Sanbaloolshe, Xildhibaan Jacfar iyo saraakiil ciidaan ayaa qeyb ka ahaa wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ee […]

- Advertisement -

Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Maanta gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, waxaana safarkiisa ku wehlinaayay Saraakiil Ciidan iyo mas’uuliyiin kale

Xildhibaanno kamid ah Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo kala ah Xildhibaan Sanbaloolshe, Xildhibaan Jacfar iyo saraakiil ciidaan ayaa qeyb ka ahaa wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ee gaaray Maxaaas.

- Advertisement -

Ujeedka Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ee Maxaas ayaa waxaa lagu sheegay inuu yahay dardar-gelinta howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee Ciidanka dowladda iyo kuwa macwiisleyda  ka wadaan Hiiraan.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen inay howlgalo ka bilaabi doonaan doonaan deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Maxaas, Ceelbuur, Moqokori illa Aadan-Yabaal ee Gobolada Sh/Dhexe iyo Hiiraan.

Si kastaba muddooyinkii lasoo dhaafay ayaa waxaa deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan ka dhacaayay dagaalo xooggan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda, kuwa deegaanka ee macwiisleyda iyo Al-shabaab, dagaalada ayaana geystay khasaaro lixaad leh.

Latest stories