HomeWararMadaxweynaha Maamulka Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayey oo gaaray Garacad

Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayey oo gaaray Garacad

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Garacad ee Gobolka Mudug, halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka iyo xubno oo halkaas tagay. Madaxweyne Saciid Deni oo kasoo baxay magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa Garacad u tagay sidii uu daah-furi lahaa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Garacad ee Gobolka Mudug, halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka iyo xubno oo halkaas tagay.

Madaxweyne Saciid Deni oo kasoo baxay magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa Garacad u tagay sidii uu daah-furi lahaa wejiga koowaad ee dekedda Garacad oo Maanta rasmi ah xariga looga jarayo, sida uu qorshahu  yahay.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa  iyaguna lagu wadaa inay gaaraan Garacad, si ay uga qeyb galaan Munaasadda xarig-jarka wejiga kowaad ee dekedda Garacad.

Qaban-qaabadii ugu dambeysay munaasabadda lagu daah-furayo wejiga kowaad ee dekedda cusub oo ka socota Garacad. Dekedda Garacad ayaa noqoneysa tii labaad ee ay Puntland yeelayo waxaa lagu lagu dhisay isku tashi bulsho.

Latest stories