HomeWararAadan Madoobe oo khadka Telefoonka wada-hadal kula yeeshay dhiggiisa Finland

Aadan Madoobe oo khadka Telefoonka wada-hadal kula yeeshay dhiggiisa Finland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa  khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka  Finland, Matti Vanhanen. Labada Guddoomiye Baarlamaan ayaa ka wada hadlay Arrimo ay kamid yihiin xiriirka iyo saaxibtinimada labada Baarlamaan iyo wada shaqeeyntooda, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Aadan Madoobe. Sidoo kale inta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa  khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka  Finland, Matti Vanhanen.

Labada Guddoomiye Baarlamaan ayaa ka wada hadlay Arrimo ay kamid yihiin xiriirka iyo saaxibtinimada labada Baarlamaan iyo wada shaqeeyntooda, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Aadan Madoobe.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka khadka Telefoonka ayaa waxaa isla soo qaaday xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal, iyo iskaashiga labada dowladood ee Soomaaliya iyo Finland ee dhinacyada horumarka iyo kobaca dhaqaalaha.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe  ayaa sheegay in laga wada shaqeeyo xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Finland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts