HomeWararWafdi ka socda Dowladda Somalia oo ka qeyb galaya Shir looga hadlayo...

Wafdi ka socda Dowladda Somalia oo ka qeyb galaya Shir looga hadlayo Shidaalka Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Cabdirisaaq Cumar Maxamed Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Wasiir Cabdirisaaq Cumar iyo xubno la socda ayaa Magaalada Johannesburg uga qeyb galaya Shirka todobaadka Shidaalka Africa oo maalinta berri oo Isniin ah lagu wado […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Cabdirisaaq Cumar Maxamed Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.

Wasiir Cabdirisaaq Cumar iyo xubno la socda ayaa Magaalada Johannesburg uga qeyb galaya Shirka todobaadka Shidaalka Africa oo maalinta berri oo Isniin ah lagu wado inuu ka furmo Magaalo xeebeedka Cape Town ee dalkaas.

- Advertisement -

Shirkan ayaa waxaa isugu imaan doona oo ka qeyb galaya Madax ka socota dalalka ee Kheyraadka leh iyo Shirkadaha iyo Dalalka kale ee daneeya Arrimaha la xiriira Shidaalka, waxaana shirkaas laga jeedin doonaa khudbado.

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa kulamo duceedyo la qaadan doona qaar kamid ah Madax ka qeyb galeysa Shirka todobaadka Shidaalka Africa.

Wasiirka ayaa sidoo kale marka uu shirku soo idlaado, Maalinta khamiista habeenka Jimcaha soo galayso la kulmi doona Jaalliyada Soomaaliyeed ee Cape Town.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts