HomeWararMadaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Maanta Go’aan ku dhawaaqaya

Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Maanta Go’aan ku dhawaaqaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxda Xisbiyad mucaaradka Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay kulan xasaasi ah ku yeelan doonaan Magaalada Hargeysa, kadib markii shalay Golaha Guurtida Somaliland ay muddo kordhin 2 sanno ah u sameeyeen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Madaxda Xisbiyada UCID iyo Waddani oo ay kala hoggaamiyaan Feysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ciro ayaa kulankooda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Xisbiyad mucaaradka Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay kulan xasaasi ah ku yeelan doonaan Magaalada Hargeysa, kadib markii shalay Golaha Guurtida Somaliland ay muddo kordhin 2 sanno ah u sameeyeen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Madaxda Xisbiyada UCID iyo Waddani oo ay kala hoggaamiyaan Feysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ciro ayaa kulankooda kadib ku dhawaaqi doona Go’aan rasmi ah oo ay ka qaadanayaan tallaabada muddo kordhinta loogu sameeyay Muuse Biixi.

- Advertisement -

Warbaahinta ayaa goorsii horreeysay looga yeeray Xafiisyada Madaxda Xisbiyada mucaaraadka, waxaana ay kasoo horjeeysan doonaan muddo dhinta labada sanno aheyd, iyagoona la sugayo go’aan ay qaadan doonaan iyo tallaabooyinka xiga arrintaas.

Doorashada guud ee Somaliland ayaa ku asteysneyd inay dhacdo 13-ka bisha Novmeber, waxaana dhowr jeer oo horey fashilmay wadahadallo lagu doonayey in xal buuxa looga gaaro khilaafka ka taagan doorashada Madaxtooyada Somaliland.

Banaanbaxyo rabshado watay oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Magaalada Hargeysa iyo magaalooyin kale oo kamid ah Somaliland, waxaana banaanbaxyada dhigay mucaaradka oo siweyn uga soo horjeeda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts