HomeWararGolaha Guurtida Somaliland oo laba sanno u kordhiyey muddo xileedka MW Muuse...

Golaha Guurtida Somaliland oo laba sanno u kordhiyey muddo xileedka MW Muuse Biixi

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta oo sabti kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, iyagoona muddo kordhin u sameeyay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Golaha Guurtida, ayaa ugu kordhiyey labo sano xili hawleedkiisa Madaxweyne Muuse Biix Cabdi, kadib markii Cod gacan taag ah loo qaaday codeynta muddo kordhinta loo sameeyay […]

- Advertisement -

Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta oo sabti kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, iyagoona muddo kordhin u sameeyay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Golaha Guurtida, ayaa ugu kordhiyey labo sano xili hawleedkiisa Madaxweyne Muuse Biix Cabdi, kadib markii Cod gacan taag ah loo qaaday codeynta muddo kordhinta loo sameeyay Madaxweynaha

- Advertisement -

Sidoo kale, Golaha Guurtida Somaliland, ayaa iyana kordhistay xiligooda, iyagoo gaarsiiyey muddo hawleedkooda illaa iyo 2027-ka.

Dhinaca kale Madaxda Xisbiyada mucaaraadka Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa ka horyimid muddo kordhinta labada sanno ee Golaha Guurtida Somaliland u sameeyeen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo xili hawleedkiisa lagu daray 2 sanno.

Latest stories