HomeWararCiidanka Dowladda oo isaga baxay Moqokori iyo Yasooman ee Al-shabaab laga qabsaday

Ciidanka Dowladda oo isaga baxay Moqokori iyo Yasooman ee Al-shabaab laga qabsaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno degmada Moqokori iyo deegaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saaka ay isaga soo baxeen Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhawaan kala wareegay Al-shabaab. Qaar kamid ah dadka deegaanada Yasooman iyo Moqokori ayaa soo weriyey in arroornimadii hore ee saaka ay deegaanadaas isaga baxeen Ciidankii dowladda Federaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Moqokori iyo deegaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saaka ay isaga soo baxeen Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhawaan kala wareegay Al-shabaab.

Qaar kamid ah dadka deegaanada Yasooman iyo Moqokori ayaa soo weriyey in arroornimadii hore ee saaka ay deegaanadaas isaga baxeen Ciidankii dowladda Federaalka ee qabsaday, isla markaana ay kala soo baxeen gaadiidkii dagaal ay wateen.

- Advertisement -

Ciidamada dowladda ee soo baneeyay labada deegaan ayaa la tilmaamay inay Saldhigteen degmooyinka Maxaas iyo Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan, illaa iyo hadda lama oga sababta keentay in Ciidanka ay isaga baxaan halkaas.

Saraakiisha Ciidanka dowladda iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo uu ugu horreeyo Guddoomiye Jeyte Cismaan ayaa weli hadal sababta Ciidanka dowladda u baneeyeen Moqokori iyo Yasooman oo dhawaan kala wareegeen dagaalamayaasha Al-shabaab.

Arrintaan ayaa kusoo aadeysa, iyada maalmihii dambe howlgalo ka dhan ahaa Al-shabaab ka socdeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, Al-shabaab ayaa dhowr sanno ku sugnaa degmada Moqokori, waxaana dagaal khasaaro dhaliyey uu khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan hoostega degmadaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts