HomeWararMaxaa looga hadlay Shirkii Muqdisho ku dhex-maray DF iyo Dowlad Goboleedyada?

Maxaa looga hadlay Shirkii Muqdisho ku dhex-maray DF iyo Dowlad Goboleedyada?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya Xasan Macalin Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay wasiirrada caddaaladda iyo Dasruurka ee dowlad gobaleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka. Kulanka oo casho ahaa ayaa aad loogu falanqeeyay horumarinta wada-shaqeynta ka dhaxeysa labada heer ee wasaaradaha Dastuurka iyo caddaaladda, dardar gelinta qorshaha qabya tirka dastuurka, hir-gelidda hannaan caddaaladeed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya Xasan Macalin Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay wasiirrada caddaaladda iyo Dasruurka ee dowlad gobaleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka.

Kulanka oo casho ahaa ayaa aad loogu falanqeeyay horumarinta wada-shaqeynta ka dhaxeysa labada heer ee wasaaradaha Dastuurka iyo caddaaladda, dardar gelinta qorshaha qabya tirka dastuurka, hir-gelidda hannaan caddaaladeed loo simanyahay oo bulshada u horseeda garsoor hufan.

- Advertisement -

Wasiirka Caddaaladda XFS ayaa caddeeyay in iyada oo la fulinayo aragtida madaxweynaha ee Soomaali heshiis ah dunidana heshiis la ah iyo barnaamijoa xukuumadda Dan-qaran, inay muhiim tahay isku xirnaanta wasaaradaha, maadaama wada-shaqeyntu ay tahay tiirka 1–aad ee guusha.

Wasiirrada dowlad gobaleedyada ee shirka ka qeyb galay oo wasiirka uga mahad celiyay qabashada kulankaan muhiimka ah ayaa ballan qaaday wada-shaqeyn buuxda si loogu guuleysto hir-gelinta qorshayaasha hor-tebinta leh, si qabya tirka dastuurka loo dardar geliyo, looguna sal-dhigo caddaalad sal adag oo horseedda horumar bulsho.

Kulanka ayaa qeyb ka ah shirar joogta ah oo wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka XFS, Xasan Macallim Maxamuud uu la yeelanayay dhammaan dhinacyada wada-shaqeyntu kala dhexeyso si loogu gogol xaaro taabba gelinta qorshayaasha qaran ee wasaaraddiisu u xil-saarantahay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts