HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo sheegay in ay la wareegeen Buq-Aqable

Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in ay la wareegeen Buq-Aqable

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada xoogga dalka ee howlgalada ka wada deegaannada gobolka Hiiraan ayaa si rasmi ah ula wareegay Degmada Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan, kadib howgal qorsheysan oo ay fuliyeen. Ciidanka xoogga ayaa sheegay in hawlgalkooda ay ku dileen 11 dagaalame oo halkaas ka hawlgeli jirtay sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Taliye ku-xigeenka Guutada 16-aad Kumaandooska Danab […]

- Advertisement -

Ciidamada xoogga dalka ee howlgalada ka wada deegaannada gobolka Hiiraan ayaa si rasmi ah ula wareegay Degmada Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan, kadib howgal qorsheysan oo ay fuliyeen.

Ciidanka xoogga ayaa sheegay in hawlgalkooda ay ku dileen 11 dagaalame oo halkaas ka hawlgeli jirtay sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Taliye ku-xigeenka Guutada 16-aad Kumaandooska Danab XDS G/le Xasan Maxamed Cismaan.

- Advertisement -

Degmada Buq Aqable ayaa ka dhigan in AL-Shabaab ay gacantooda ka baxday magaalo weyn oo muhiim u aheyd.

Dhowaan ayey Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen Buq Aqable ay ku dileen 18 dagaalame iyagoo sidoo kale Ciidanku burburiyey saldhigyo Al-Shabaab halkaas ku lahayd waa sida ay hadalka u dhigeene.

Latest stories