HomeWararGuddoomiye Aadan Madoobe iyo James Swan oo ka wada hadlay dagaalka Al-shabaab

Guddoomiye Aadan Madoobe iyo James Swan oo ka wada hadlay dagaalka Al-shabaab

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ku-simaha Madaweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Amb. James Swan iyo Madaxa UNDP ee Soomaaliya Jocelyn Mason. Kulanka dhexmaray Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Wakiil James Swan ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo […]

- Advertisement -

Ku-simaha Madaweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Amb. James Swan iyo Madaxa UNDP ee Soomaaliya Jocelyn Mason.

Kulanka dhexmaray Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Wakiil James Swan ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xaalada guud ee dalka gaar ahaan arrimaha abaaraha iyo sidii wax loogu qaban lahaa dadka ay abaartu wax-yeeleysay.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday ayaa waxaa looga arrinsaday sidii loo dardar gelin lahaa taageerada Qaramada Midoobay Baarlamaanka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ugu dambeyn waxaa uu boggaadiyey dedaalada ay dalka ka wadaan wakiiladda beesha caalamka waxaana uu ahmiyad gaar ah siiyey dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo sidii loo garab istaagi lahaa Ciidanka Xooga Dalka iyo dadka deegaanka ee dagaalka kula jira Al-shabaab.

Latest stories