HomeWararWafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Maanta u ambabaxay Canada & Ujeedka

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Maanta u ambabaxay Canada & Ujeedka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa maanta u ambabaxay magaalada Montreal ee Dalka Canada. Wasiir Fardowsa Cusmaan ayaa magaalada Montreal uga qeyb galeysa shirka Caalamiga ah ee Hay’adda Duulista Hawadda Adduunka ee (ICAO) oo ka furmaya magaaladaas, isla markaana looga hadli doono arrimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa maanta u ambabaxay magaalada Montreal ee Dalka Canada.

Wasiir Fardowsa Cusmaan ayaa magaalada Montreal uga qeyb galeysa shirka Caalamiga ah ee Hay’adda Duulista Hawadda Adduunka ee (ICAO) oo ka furmaya magaaladaas, isla markaana looga hadli doono arrimaha Duulista Hawadda Adduunka.

- Advertisement -

Dawladda Soomaaliya ayaa ka mid ah 193 waddan ee xubnaha buuxa ka ah ICAO , iyadoo inta uu socda shir weynaha Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS , ay soo bandhigi doonto warbixin la xiriirta guulaha ay Dawladda Soomaaliya ka gaartay adeegyada duulimaadyada iyo Hawada sare .

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa kulamo doceedyo la qaadan doonta wasiirrada iyo wakiillada ururrada iyo hay’adaha duulimaadyada adduunka ee shirka ka qeybgalaya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.