HomeWararMuwaadin Soomaali ah oo loo xiray Toogasho ka dhacday Magaalo ku taal...

Muwaadin Soomaali ah oo loo xiray Toogasho ka dhacday Magaalo ku taal Mareykanka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidanka Booliska magaalada Mankato ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen oo ay xireen Muwaadin Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Bashiir oo loo raadinayey dembi la xiriira toogasho ka dhacday magaalada Mankato ee Gobolka Minnesota. Bashiir Maxamed, oo 30 jir ah, ayaa la xiray, waxaana lagu xiray xabsiga degmadda Blue Earth. […]

- Advertisement -

Ciidanka Booliska magaalada Mankato ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen oo ay xireen Muwaadin Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Bashiir oo loo raadinayey dembi la xiriira toogasho ka dhacday magaalada Mankato ee Gobolka Minnesota.

Bashiir Maxamed, oo 30 jir ah, ayaa la xiray, waxaana lagu xiray xabsiga degmadda Blue Earth.

- Advertisement -

Weli wax faah faahin oo dheeraad ah maamulka Booliska magaalada Mankato ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka  kama ayna soo saarin xariga Bashiir, meesha laga qabtay iyo sida loo qabtay.

Maxamed Bashiir ayaa lagu eedaynayaa in uu toogtay nin ay is yaqaanaan oo ay guri wada joogeen.

Dembiga toogashadda ee loo xiray Maxamed Bashiir ayaa dhacay maalintii Jimcaha 9-ka subaxnimo ka hor. Ninka uu toogtay Maxamed ayaa Isbitaalka loola cararay, isaga oo ay boolisku sheegeen in uu yahay dhaawac halis ah.

Latest stories