HomeWararCiidanka Xoogga oo Qarxiyay miinooyin lagu aasay wadada u dhaxeysa Baladweyne iyo...

Ciidanka Xoogga oo Qarxiyay miinooyin lagu aasay wadada u dhaxeysa Baladweyne iyo Matabaan

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ciidamada Dowladda Federaalka ee soomaaliya ayaa fashiliay miinooyin la sheegay in lagu aasay waddada isku xirta Beledweyne iyo Matabaan. Ciidanka ayaa burburiyay walxaha qarxa ee lagu aasay wadada u dhaxeysa Baladweyne iyo Matabaan oo inta badan muhiim u ah isu socodka gobolada dhexe. Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in guud ahaa gobolka Hiiraan uu ka bilaaban […]

- Advertisement -

Ciidamada Dowladda Federaalka ee soomaaliya ayaa fashiliay miinooyin la sheegay in lagu aasay waddada isku xirta Beledweyne iyo Matabaan.

Ciidanka ayaa burburiyay walxaha qarxa ee lagu aasay wadada u dhaxeysa Baladweyne iyo Matabaan oo inta badan muhiim u ah isu socodka gobolada dhexe.

- Advertisement -

Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in guud ahaa gobolka Hiiraan uu ka bilaaban doono howlgallo ciidan,gaar ahaan,deegaanada ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

Gobolka Hiiraan ee bartamaha soomaaliya ayaa degaanno dhowr ah laga saaray dagaalamaayasha Al-shabaab, waxaana Ciidamada ay isku ballaariyaan deegaamada Gobolka Hiiraan.

 

Latest stories