HomeWararKhasaare ka dhashay Malleeyshiyaad Qaad dartiis isugu Rasaaseeyay Garoonka diyaaradaha Laascaanood

Khasaare ka dhashay Malleeyshiyaad Qaad dartiis isugu Rasaaseeyay Garoonka diyaaradaha Laascaanood

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Israsaaseen ka dhacday Garoonka diyaaradaha Magaalada Laascaanood ee Xaruunta Gobolka Sool, waxaana Israsaaseyntaasi ka dhashay Khasaare kala duwan sida wararku sheegayaan. Wararkii ugu dambeeyay ee ina soo gaaraya ayaa sheegaya in ku dhawaad afar qof ay ku dhaawacmeen is-rasaaseyntaasi ka dhacday Magaalada Lascaanood gaar ahaan Goroonka diyaaradaha. Is-rasaaseyntaasi ayaa […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Israsaaseen ka dhacday Garoonka diyaaradaha Magaalada Laascaanood ee Xaruunta Gobolka Sool, waxaana Israsaaseyntaasi ka dhashay Khasaare kala duwan sida wararku sheegayaan.

Wararkii ugu dambeeyay ee ina soo gaaraya ayaa sheegaya in ku dhawaad afar qof ay ku dhaawacmeen is-rasaaseyntaasi ka dhacday Magaalada Lascaanood gaar ahaan Goroonka diyaaradaha.

- Advertisement -

Is-rasaaseyntaasi ayaa timid kadib markii labo malleyshiyo oo hubaysan ay isku rasaaseeyeen Gudaha garoonka, sida wararka aynu helnay ay tilmaamayaan.

Sababta ka dambeysay in dagaalku ka dhaco gudaha garoonka diyaaradaha ayaa lagu sheegay in labada dhinac ee is-rasaaseyay ay kala taageersanaayeen labo ganacsade oo qaadku u soo dego.

Wali laamaha ammaanka iyo maamulka Magaalada wax war ah kama soo saarin shaqaaqadaasi ka dhacday gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood, waxaana goobaha caafimaadka la gaarsiiyay dadkii ku waxyeeloobay dirirtaasi.

Latest stories