HomeWararMaamulka Koofur Galbeed oo faah faahin ka bixiyay Sababaha Xiriirka ay ugu...

Maamulka Koofur Galbeed oo faah faahin ka bixiyay Sababaha Xiriirka ay ugu jaraan W/Maaliyadda DFS

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirrada Maaliyadda ee shanta dowlad goboleed ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay xalay soo saareen ku sheegay inay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalkaa Soomaaliya. Maamulka Koofur Galbeed oo ka mid ahaa Maamulada joojiyay wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaaradda maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay sababha rasmiga ah ee keenya inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirrada Maaliyadda ee shanta dowlad goboleed ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay xalay soo saareen ku sheegay inay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalkaa Soomaaliya.

Maamulka Koofur Galbeed oo ka mid ahaa Maamulada joojiyay wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaaradda maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay sababha rasmiga ah ee keenya inay hakiyaan wadashaqeyntii kala dhexeysay Dowladda dhexe.

- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda ee Koonfur Galbeed Axmed Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa shantii wasiir ee war saxaafdeedka ku saxeexnaa ayaa sheegay in ay hakiyeen wadashaqeyntii ay kala dhaxysay Wasaaradaha Dowlad Goboleedyada.

Waxaa uu sheegay in wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka uu ku dhaqaaqay tallaabooyin dhowr ah oo horseeday in ay jioojiyaan wadashaqeynta.

Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Fedaraalka ayuu ku Eedeeyay in shaqoyin u baahnaa in lagala tashado maamul Goboleedyada uu kaligii ku dhaqaaqay, waxaana intaas uu ku daray in wax tixgalin ah aysan ka helin wasiirka Cusub ee Dowladda Federaalka.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts