HomeWararItoobiya oo wadda qorshe shidaal dhan 7 trillion  oo Cubic feet lagaga...

Itoobiya oo wadda qorshe shidaal dhan 7 trillion  oo Cubic feet lagaga qodayo degaanka Soomaalida

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Dowladda Itoobiya, ayaa toddobaadkan la gudoonsiiyay shahaado muujinaysa in kayd shidaal oo dhan 7 trillion oo Cubic feet, uu ku jiro gudaha deegaanka Soomaalida ee dalka itoobiya. Warkani ayaa waxaa si weyn ugu riyaaqday dowladda Itoobiya, haddana gaar ahaan ismaamulka gobolka Soomaalida, ee ay ku yaalliin ceelasha shidaalka. Arrintani ayaa waxay dadka qaar soo xusuusineysaa […]

- Advertisement -

Dowladda Itoobiya, ayaa toddobaadkan la gudoonsiiyay shahaado muujinaysa in kayd shidaal oo dhan 7 trillion oo Cubic feet, uu ku jiro gudaha deegaanka Soomaalida ee dalka itoobiya.

Warkani ayaa waxaa si weyn ugu riyaaqday dowladda Itoobiya, haddana gaar ahaan ismaamulka gobolka Soomaalida, ee ay ku yaalliin ceelasha shidaalka.

- Advertisement -

Arrintani ayaa waxay dadka qaar soo xusuusineysaa dhibaato ay mashruucaasi kala kulmeen markii uu billowga ahaa, muddo haatan laga joogo 50 sano.

Qaar ka mid ah shacabka deegaannada ay ceelasha shidaalka ku yaaliin, ayaa rumeysan in cudurro iyo xaalado amni-darro ay ka dhaxleen helitaanka shidaalka laga helay deegaannadooda.

Waxaana in muddo ah ay ka dhur-sugayeen faa’iidada shidaalkaasi, sida magdhaw iyo mashaariicaha hormurainta bulsho, ee ay tahay in ay ka dhaxlaan shidaalka.

- Advertisement -

Dowladda Itoobiya sanadki hore, ayaa waxay deegaanka Soomaalida ay ku wareejisay 50 malyan oo birr, oo lacagta wadankaasi ah, oo ay ku sheegtay iney tahay faa’iidada saamiga, ee uu deegaanka ku lahaa shidaalka illaa iyo haatan lasoo saarey.

Latest stories