HomeWararXasan Sheekh oo kormeeray Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Uganda

Xasan Sheekh oo kormeeray Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Uganda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa kormeeray Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda oo dayactir  weyn lagu sameeyay. Madaxeynaha oo socdaal ku jooga dalka Uganda ayaa kormeeray qayabaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Safaaraddu, waxaana uu bogaadiyay howl wadeennada ka shaqeeya Safaaradda. Sidoo kale kormeerka waxaa madaxweynaha ku weheliyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Xildhibanno, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa kormeeray Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda oo dayactir  weyn lagu sameeyay.

Madaxeynaha oo socdaal ku jooga dalka Uganda ayaa kormeeray qayabaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Safaaraddu, waxaana uu bogaadiyay howl wadeennada ka shaqeeya Safaaradda.

- Advertisement -

Sidoo kale kormeerka waxaa madaxweynaha ku weheliyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Xildhibanno, kuwaasi oo qayb ka ahaa Wafdiga Xasan Sheekh ee Socdaalkiisa ku weheliyay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay waxaa uu ka jeediyay gudaha Safaaaradda, oo ay ku sugnayeen Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo howl-wadeennada Safaaradda.

Waxaana Madaxweynuhu uu u mahadceliyay ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qaby qaatay dayactirka Safaaradda.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan dallkaasi Ugaanda, waxaana kulamo uu la leeyeeshay Madaxzweynaha dalkaasi, isagoo kala hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya siyaasadda, ganacsiga iyo isu-socodka labada dal.

Uganda ayaa ka mid ah dalalka Soomaaliya ka taageera dhanka ammaanka, waxaana Soomaaliya ka howlgala Ciidanka Uganda oo qayb ka ah Howl-galka ATMIS ee midowga Afrika.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts