HomeWararFBI-da Maraykanka oo Baaris ku sameeyay Guriga Donald Trump

FBI-da Maraykanka oo Baaris ku sameeyay Guriga Donald Trump

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Saraakiil ka tirsan hay’adda FBI-da Maraykanka ayaa la sheegay inay baaris ku sameeyeen qasri weyn oo uu leeyahay madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump oo ku yaalla gobolka Florida. Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada FBI-du ay weerareen gurigiisa raaxada ee Mar-a-Lago oo ku yaala gobolka Florida. “Gurigayga quruxda badan, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan hay’adda FBI-da Maraykanka ayaa la sheegay inay baaris ku sameeyeen qasri weyn oo uu leeyahay madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump oo ku yaalla gobolka Florida.

Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada FBI-du ay weerareen gurigiisa raaxada ee Mar-a-Lago oo ku yaala gobolka Florida.

- Advertisement -

“Gurigayga quruxda badan, ee Mar-A-Lago ee magaalada Palm Beach ee ku taalla gobolka Florida waxaa hadda lagu hayaa go’doomin, ka dib markii la weeraray, waxaana ku sugan ciidamo badan oo ka tirsan hay’adda FBI,” ayuu Trump ku yiri hadal dheer oo uu soo saaray fiidnimadii Isniinta.

“Kadib markii aan la shaqeynay oo aan la shaqeynay hay’adaha dowladda ee ay khuseyso, weerarkan aan la ogeyn ee lagu qaaday gurigeyga ma ahayn mid loo baahnaa ama ma ahayn mid ku habboon,” ayuu yiri.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts