HomeWararCod bixiyeyaasha dalka Kenya oo u dareeray goobaha ay yaallaan sanduuqyada doorashada

Cod bixiyeyaasha dalka Kenya oo u dareeray goobaha ay yaallaan sanduuqyada doorashada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Cod bixiyeyaasha dalka Kenya ayaa u dareeray goobaha ay yaallaan sanduuqyada doorashada si ay u doortaan Madaxweyne cusub oo baddala Uhuru Kenyatta. Maamulka Kenyatta ayaa soo afjarmaya kaddib markii uu dhammaystay labo muddo xileed oo isku ah toban sano. Madaxweynaha kursiga bannaynaya ayaa doorashada ku garab taagan siyaasiga muddada dheer mucaaradka ku ahaa – ahna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cod bixiyeyaasha dalka Kenya ayaa u dareeray goobaha ay yaallaan sanduuqyada doorashada si ay u doortaan Madaxweyne cusub oo baddala Uhuru Kenyatta.

Maamulka Kenyatta ayaa soo afjarmaya kaddib markii uu dhammaystay labo muddo xileed oo isku ah toban sano.

- Advertisement -

Madaxweynaha kursiga bannaynaya ayaa doorashada ku garab taagan siyaasiga muddada dheer mucaaradka ku ahaa – ahna Raysul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga, isagoo kasoo horjeeda madaxweyne ku xigeenka, William Ruto.

Mr Ruto oo ka mid ah murashaxiinta ugu cad cad ayaa aroortii hore ee saaka u kallahay inuu codeeyo, isagoo sheegay in sababta uu waqti hore codkiisa u dhiibtay ay tahay si uusan u ciriirin deriskiisa.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts