HomeWararLaamaha amniga oo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha u sameeyay ballan qaad ku aaddan...

Laamaha amniga oo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha u sameeyay ballan qaad ku aaddan ammaankooda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saraakiisha iyo ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho ayaa bilaabay howlgallo looga hortegayo falalka amini darro ee dagaalamaayaasha Al-Shabaab ka fuliyaan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Waxaana saacadihii lasoo dhaafay suuqyada Muqdisho oo Bakaaro uu ugu horeeyo ka dhacay kulamo ay saraakishu la yeesheen ganacsatada. Waxaa kulamadaas diiradda lagu saaray caqabadaha jira iyo dadaallada ay dowladdu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha iyo ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho ayaa bilaabay howlgallo looga hortegayo falalka amini darro ee dagaalamaayaasha Al-Shabaab ka fuliyaan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Waxaana saacadihii lasoo dhaafay suuqyada Muqdisho oo Bakaaro uu ugu horeeyo ka dhacay kulamo ay saraakishu la yeesheen ganacsatada.

- Advertisement -

Waxaa kulamadaas diiradda lagu saaray caqabadaha jira iyo dadaallada ay dowladdu ku doonayso in Al-Shabab meel looga soo wada jeesto.

Saraakiisha amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa ganacsatada ka dalbaday inay lasoo wadaagaan xogaha ku aaddan lacaha ay ka qaadaan iyo guud ahaanba xaaladaha kusoo kordha Ganacsatada.

Sidoo kale saraakiishu waxay ka balan qaadeen ganacsatada Soomaaliyeed inay ku dadaali doonaan ilaalinta ammaankooda.

- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa saameyn ku leh suuqda Magaalooyinka waa weyn ee dalka, waxaana in badan ay Saraakiisha iyo guud ahaanba laamaha amniga  ku cel-celiyeen in ay wax ka qaban dooonaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts