HomeWararAxmed Madoobe oo magaacabay Wasiiro iyo ku xigeeno

Axmed Madoobe oo magaacabay Wasiiro iyo ku xigeeno

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si loo dardar galiyo shaqada loo hayo bulshada. Axmed Madoobe ayaa Wasiirka Qorsheynta u magacaabay Cabdraxmaan Cabdi Axmed, halka Axmed Xasan Cumar loo magacaabay Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland. Hoos ka akhriso Warqadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si loo dardar galiyo shaqada loo hayo bulshada.

Axmed Madoobe ayaa Wasiirka Qorsheynta u magacaabay Cabdraxmaan Cabdi Axmed, halka Axmed Xasan Cumar loo magacaabay Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso Warqadda magacaabista

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts