HomeWararMareykanka oo taageero u ballan qaaday Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed

Mareykanka oo taageero u ballan qaaday Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya  Durran Axmed Faarax oo Maanta khamiis ah Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Danjire Larry André. Kulanka waxaa Goob joog ka ahaa Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin iyo Saraakiil ka socotay Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya, waxaana looga hadlay Taageerada dawladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya  Durran Axmed Faarax oo Maanta khamiis ah Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Danjire Larry André.

Kulanka waxaa Goob joog ka ahaa Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin iyo Saraakiil ka socotay Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya, waxaana looga hadlay Taageerada dawladda Maraykanka ee Hay’adda Duulista Rayidka ah.

- Advertisement -

Danjire André ayaa balan qaaday inay Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya ay ka caawinayaan horumarinta shaqada ay u hayso shacabka Soomaaliyeed gaar ahaana dhinaca Amniga (Aviation security) oo baahi wayn ah u qabto dawladda Soomaaliya.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Duran Farah ayaa ka Mahad celiyay taageerada Dawladda Maraykanka ee Hay’adda Duulista Rayidka, Isagoona adkeeyay muhiimada ay ka wasaarad ahaan u leedahay horumarinta Hay’adda Duulista Rayidka ah.

Soomaaliya ayaa tan iyo markii ay lasoo wareegtay Maamulka hawadeeda dadaal ugu jirta inay la jaan qaado tignoolajiyada Maamulka hawadda si ay u ilaaliso badqabka Rakaabka iyo diyaaradaha Isticmaalaya Hawadeeda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts