HomeWararHirshabeelle oo soo Bandhigtay khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay Qaraxii Jowhar

Hirshabeelle oo soo Bandhigtay khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay Qaraxii Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle, kaasi oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar. Shirka Golaha ayaa maanta warbixin looga dhageystay Guddiga Gurmadka qaraxii 17-ka July ee ka dhacay Magaalada Jowhar, iyagoo soo bandhigay macluumaad ay ka uruuriyeen baaxada iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle, kaasi oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar.

Shirka Golaha ayaa maanta warbixin looga dhageystay Guddiga Gurmadka qaraxii 17-ka July ee ka dhacay Magaalada Jowhar, iyagoo soo bandhigay macluumaad ay ka uruuriyeen baaxada iyo saameynta qasaaraha uu geeystay qaraxaas.

- Advertisement -

Gudiga ayaa Madaxweynaha iyo xubnaha Golaha la wadaagay in guryo iyo hanti badan oo dhextiilay guryahaas ay ku baaba’een qaraxaasi  ka dhacay Jowhar, waxaana ay sheegeen in hantida burburtay oo ay diiwaangaliyeen ay ku qiimeeyeen ku dhowaad Laba milyan iyo bar oo dollar ($2,500,000).

Madaxweynaha ayaa warbixinta xaaladaha guud ee abaaraha ka dhageystay Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyadoo Wasaaradu ay soo bandhigtay dukumenteri muuqaal ah oo ay kasoo diyaarisay baaxada abaaraha ka jira deegaanada Hirshabeelle iyo sida ay u saameysay dadka iyo xoolaha.

Madaxweynaha iyo Golihisa ayaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaaaalaha ka dhageystay barnaamijka istaraatiijiyada kordhinta dakhliga Hirshabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts