HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor oo Goor dhow magacaabay Wasiiro cusub (Wareegto)

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo Goor dhow magacaabay Wasiiro cusub (Wareegto)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooqoor ayaa Maanta magacaabay laba Wasiir cusub oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada Maamulkiisa, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha. Axmed Qoorqoor ayaa Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo horumarinta dhaqaalaha Galmudug u magacaabay Axmed Cali Maxamed, halka Cumar Sheegow Maxamed loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Galmudug. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooqoor ayaa Maanta magacaabay laba Wasiir cusub oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada Maamulkiisa, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.

Axmed Qoorqoor ayaa Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo horumarinta dhaqaalaha Galmudug u magacaabay Axmed Cali Maxamed, halka Cumar Sheegow Maxamed loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Galmudug.

- Advertisement -

Madaxweynaha Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa faray hay’addaha kala duwan ee Maamulka inay la shaqeeyaan labada Wasiir cusub ee la magacaabay, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday.

Magacaabista Wasiirada cusub ee Wasaaraddaha Qorsheynta iyo horumarinta iyo Dhalinyarada iyo Isboortiga Galmudug ayaa timid baahi loo qabo in la dardar-geliyo in la helo Wasiiro karti leh oo gudan kara waajibaadkooda shaqo.

Hoos ka Akhriso wareegtada magacaabista ee lasoo saaray

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts