HomeWararGuddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Guddi uu muran ka jiro...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Guddi uu muran ka jiro sharci ahaanshahooda

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay Guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Soomaaliya , Guddigan oo ka mid ah guddiyo dhowr ah oo sharci ahaanshahooda uu weli muran ka taagan yahay, maadama aan weli Golaha Aqalka sare la horgeeynin, waxayna codsadeen in loo fududeeyo howlaha […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay Guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Soomaaliya ,

Guddigan oo ka mid ah guddiyo dhowr ah oo sharci ahaanshahooda uu weli muran ka taagan yahay, maadama aan weli Golaha Aqalka sare la horgeeynin, waxayna codsadeen in loo fududeeyo howlaha shaqo ee Baarlamaanka kaga xiran.

- Advertisement -

Kulanka inta uu socday ayaa Guddiga waxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka la wadaageen warbixin ku aaddan  shaqa maalmeed kooda ayagoo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ka codsadey inuu gacan ka siiyo dhameystirka wixii shuruuc ah oo ay Baarlamaanka uga baahanyihiin.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa boggaadiyay,  isla markaana u ballan qaadey inuu ka gacan sii doono sidii ay u heli lahaayeen wax yaabaha dhanka sharciyadda kaga dhiman,

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa ku dhiira geliyay  Guddiga xuduudaha  shaqada adag oo ay Qaranka u hayaan wixii dedaal dheeraad ahna lagu bixin doono.

Latest stories