HomeWararShirweynaha 8-aad ee la-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika oo maalintii 2-aad galay

Shirweynaha 8-aad ee la-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika oo maalintii 2-aad galay

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Waxaa maalintii labaad galay Shirweynaha 8-aad ee Madasha La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika iyo Hey’adaha Isku-dhafka ah ee (FIGE) kaas oo ka dhacaya Caasimadda Jabuuti. Guddiga Madaxa Bannnaan Ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaaliya oo sanadkaan xubin firfircoon ka ah madasha ayaa ka qeyb gali doonta kulamada iyo dood-cilmiyeedyada shirka, kuwaas oo diiradda lagu saarayo kor uqaadista dowlad-wanaagga […]

- Advertisement -

Waxaa maalintii labaad galay Shirweynaha 8-aad ee Madasha La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika iyo Hey’adaha Isku-dhafka ah ee (FIGE) kaas oo ka dhacaya Caasimadda Jabuuti.

Guddiga Madaxa Bannnaan Ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaaliya oo sanadkaan xubin firfircoon ka ah madasha ayaa ka qeyb gali doonta kulamada iyo dood-cilmiyeedyada shirka, kuwaas oo diiradda lagu saarayo kor uqaadista dowlad-wanaagga iyo la-dagaalanka musuqa.

- Advertisement -

Shirka oo uu furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo dhaweeyay madaxda iyo wufuuda heerka caalami ee kasoo qeyb gashay. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay Soomaaliya xubinimadeeda Dalalka Hay’adaha Isku-dhafka ah ee La dagaalanka Musuqmaasuqa (FIGE).

Soomaaliya waxay dadaal dheeraad ah ku bixineysaa kor uqaadista daah-furnaanta iyo isla-xisaabtanka hay’daha dowladda iyo sidoo kale la-dagaalanka dhamaan noocyada kala duwan ee musuqmaasuqa.

Latest stories