HomeWararMadaxweyne dowlad Goboleed labaad oo Magaalada Muqdisho u yimid Caleema-saarka

Madaxweyne dowlad Goboleed labaad oo Magaalada Muqdisho u yimid Caleema-saarka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kadib howlo shaqo oo maalmihii lasoo dhaafay ugu maqnaa dalka Turkiga. Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadd ee Muqdisho kusoo dhaweeyay xubno labada Golle ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Qaar kamid ah Wasiirada iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kadib howlo shaqo oo maalmihii lasoo dhaafay ugu maqnaa dalka Turkiga.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadd ee Muqdisho kusoo dhaweeyay xubno labada Golle ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Qaar kamid ah Wasiirada iyo Xildhibaanada Hirshabeelle, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Muqdisho uga qeybgalaya caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh oo maalinta berri oo khamiis ah dhaceysa.

Madaxda maamulada Koonfur Galbeed , Galmudug iyo Puntland ayaa iyaguna lagu wadaa inay soo gaaran Magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb galaan Munaasabadda Caleemo-saarka Madaxweynaha, waxaana shalay yimid Magaalada Axmed Madoobe.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts