HomeWararTirinta Codadka Doorashada Madaxweynaha 10-aad ee dalka oo bilaabatay

Tirinta Codadka Doorashada Madaxweynaha 10-aad ee dalka oo bilaabatay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa soo dhammaatay coddeynta wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ka socota Teendhada Afisyooni , taasi oo ay dhiibanayeen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. In ka badan 30 Musharax oo ay ku jiraan Farmaajo,  Madaxdii hore ee dalka iyo Musharaxiin kale ayaa ku tartamaya doorashada  Madaxweynaha ee socota, waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa soo dhammaatay coddeynta wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ka socota Teendhada Afisyooni , taasi oo ay dhiibanayeen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

In ka badan 30 Musharax oo ay ku jiraan Farmaajo,  Madaxdii hore ee dalka iyo Musharaxiin kale ayaa ku tartamaya doorashada  Madaxweynaha ee socota, waxaana haatan loo yeeray Wakiilada Musharaxiinta ee u qabanaya Warqadaha Coddeynta.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa dhiibtay codadkooda wareega koowaad ee doorashada, iyadoona la guda galay tirinta codadka doorashada Madaxweynaha oo ka socota Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaanka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts