HomeWararTOOS: Doorashada Madaxweynaha 10-aad ee dalka Soomaaliya oo bilaabatay

TOOS: Doorashada Madaxweynaha 10-aad ee dalka Soomaaliya oo bilaabatay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa  Goor dhow Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan toos uga bilaabatay doorashada xilka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Doorashada ayaa waxaa ku tartamaya 37 Musharax oo ay ku jiraan Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaashii hore ee dalka, Ra’iisul Wasaarihii hore […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa  Goor dhow Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan toos uga bilaabatay doorashada xilka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Doorashada ayaa waxaa ku tartamaya 37 Musharax oo ay ku jiraan Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaashii hore ee dalka, Ra’iisul Wasaarihii hore iyo Musharaxiin kale.

- Advertisement -

Howlka doorashada ayaa waxaa ku sugan dhammaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Madaxda maamul Goboleedyada, Musharaxiinta tartamaya, qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale oo la casuumay.

Ammaanka Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaanka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa Maanta aad loo adkeeyay, waxaana amniga lagu wareejiyay Ciidanka ATMIS oo kaashanaya kuwa Booliska dowladda , iyadoona Bandow uu saaran yahay Magaalada Muqdisho.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts