HomeWararSaciid Deni iyo Farmaajo oo hoggaaminaya wareega 1-aad ee Doorashada socota

Saciid Deni iyo Farmaajo oo hoggaaminaya wareega 1-aad ee Doorashada socota

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa goordhow soo dhammaada wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka socota Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Wareega koowaad ee doorashada ayaa waxaa hoggaaminaya afar Musharax oo kala ah Saciid Cabdullaahi Deni, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre. Waxaa muuqata […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow soo dhammaada wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka socota Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Wareega koowaad ee doorashada ayaa waxaa hoggaaminaya afar Musharax oo kala ah Saciid Cabdullaahi Deni, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Waxaa muuqata in wareega koowaad ee doorashada ay ku hareen Musharaxiin ay kamid yihiin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Natiijada hordhaca ah ee doorashada Madaxweynaha ayaa waxaa ay Musharaxiinta kala heleen:

Xasan Sheekh Maxamuud 52 Cod

- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre 48 Cod

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 61 Cod

Saciid Cabdullaahi Deni 65

Sheekh Shariif Sh Axmed 39 Cod

C/raxmaan Cabdishakuur Warsame 15 Cod

Caddow Cali Gees 8 Cod

Bashiir 2 Cod

Axmed Ducaale Geelle Xaaf 1 Cod

Fowsiya 1 Cod
Taabid Cabdi Maxamed  1 Cod

Waxaa jira codad badan oo gaaraya illaa 13 oo hallaabay

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts