HomeWararAfar Musharax oo u gudbay wareega labaad ee Doorashada Madaxweynaha dalka

Afar Musharax oo u gudbay wareega labaad ee Doorashada Madaxweynaha dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamuud Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay Natiijada rasmiga ah ee doorashada xilka Madaxweynaha 10-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa shaaciyay in afar Musharax ay u gudbeen wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha, kuwaasi oo kala ah Saciid Cabdullaahi Deni, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xasan Sheekh Maxamuud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamuud Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay Natiijada rasmiga ah ee doorashada xilka Madaxweynaha 10-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa shaaciyay in afar Musharax ay u gudbeen wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha, kuwaasi oo kala ah Saciid Cabdullaahi Deni, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Musharaxiin ay kamid yihiin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku haray wareega koowaad ee doorashada.

Afarta Musharax ee gudbay ayaa Natiijadan kala helay:

1- Saciid Cabdullaahi Deni 65 Cod

- Advertisement -

2- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 59 Cod

3- Xasan Sheekh Maxamuud 52 Cod

4-Xasan Cali Kheyre 47 Cod

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts