HomeWararCoddeynta wareega labaad ee Doorashada Madaxweynaha dalka oo soo dhammaatay

Coddeynta wareega labaad ee Doorashada Madaxweynaha dalka oo soo dhammaatay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhammaatay coddeynta wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Doorashada wareega labaad ayaa waxaa ku tartamayey afar Musharax oo kasoo gudbay wareega koowaad, kuwaasi oo kala ah Saciid Cabdullaahi Deni, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xasan Sheekh Maxamuud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhammaatay coddeynta wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Doorashada wareega labaad ayaa waxaa ku tartamayey afar Musharax oo kasoo gudbay wareega koowaad, kuwaasi oo kala ah Saciid Cabdullaahi Deni, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhiibtay codadkooda, isla markaana waxaa Guddiga doorashada ay bilaabayaan tirinta Codadka Xildhibaanada Baarlamaanka ay dhiibteen.

Howlka doorashada ka socota ee Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku sugan Musharaxiinta tartamaya, Wakiilada Beesha Caalamka, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay doorashada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts