HomeWararXildhibaankii ugu horreeyay ee kasoo jeeda K/Galbeed oo qaatay shahaadada Guddiga FEIT

Xildhibaankii ugu horreeyay ee kasoo jeeda K/Galbeed oo qaatay shahaadada Guddiga FEIT

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa weli Magaalada Muqdisho ka wada bixinta shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay shalay bilaabeen Guddiga doorashooyinka. Xildhibaanada Maanta shahaadada qaatay ayaa waxaa kamid ah Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) oo noqday Xildhibaankii ugu horreeyay ee kasoo jeeda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa weli Magaalada Muqdisho ka wada bixinta shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay shalay bilaabeen Guddiga doorashooyinka.

Xildhibaanada Maanta shahaadada qaatay ayaa waxaa kamid ah Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) oo noqday Xildhibaankii ugu horreeyay ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee qaatay shahaadada.

- Advertisement -

Aadan Madoobe oo markii uu shahaadada qaatay kadib la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu qaatay shahaadada Xildhibaano ee Golaha Shacabka, isla markaana u mahadceliyay Guddiga oo uu xusay inay shaqo adeg hayaan.

Wuxuu Carabka ku dhuftay Xildhibaan Aadan Madoobe in Xildhibaanada cusub ee laga soo doortay Koonfur Galbeed ee ku sugan Muqdisho lagu cadaadinayo in aysan qaadan shahaadada Xildhibaano, isagoo ugu baaqay inay Xildhibaanada shahaadadooda qaatan.

Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa cadaalad darro ku tilmaamay in Xildhibaanada lasoo doortay in laga hor istaago inay qaatan shahaadada Xildhibaano, isagoo u sheegay Xildhibaanada la doortay la saaray waajibaad looga baahan yahay inay gutaan, wuxuuna ka dalbaday  inay u tagaan Guddiga oo ay qaatan shahaadada.

- Advertisement -

Koonfur Galbeed ayaa Guddiga doorashooyinka heer Federaal ku eedeysay inay beegsadeen kuraas qaar oo lagu doortay Maamulkaas, isla markaana laga reebay Liiska Xildhibaanada cusub ee la shaaciyay, sidoo kalena sheegay in feylasha Xildhibaanada ku wareejin doonaan Xoghayeyaasha labada Aqal ee Baarlamaankii 10-aad ee dowladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts