HomeWararXubno ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhex-dagaalamaya Xerada Xalane

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhex-dagaalamaya Xerada Xalane

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya weerar dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeen qaybo ka mid ah Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho, waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaas culus oo dhinacyada dagaalamaya ay isku adeegsanayaan. Kooxda Weerarka soo qaadday ayaa lasoo sheegayaa in ay kasoo galeen dhanka Madiina Gate, halkaasi oo dagaal toos ah oo dhimasho iyo […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya weerar dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeen qaybo ka mid ah Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho, waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaas culus oo dhinacyada dagaalamaya ay isku adeegsanayaan.

Kooxda Weerarka soo qaadday ayaa lasoo sheegayaa in ay kasoo galeen dhanka Madiina Gate, halkaasi oo dagaal toos ah oo dhimasho iyo dhaawac gaystay uu ka dhacay sida wararku sheegayaan.

- Advertisement -

Qayabaha ugu muhiimsan Xalene ayaa hadda ah kuwo la xiray, waxaana socda dagaal toos ah oo u dhexeeya AMISOM iyo kooxdii weerarka soo qaadday.

Dhanka kale dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray weerarkaasi, waxaana ay sheegeen in ay iyagu ka dambeeyaan weerarka socda.

Warar lagu baahiyay Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in ay Xalane weerar ku qaadeen, inkastoo aysan wax faah faahin dheeraad ah aysan ka bixin.

- Advertisement -

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Latest stories