HomeWararGoodax Barre oo ku haray Wareegga 1aad ee doorashada kursiga uu ku...

Goodax Barre oo ku haray Wareegga 1aad ee doorashada kursiga uu ku fadhiyay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Magaalada Baaldweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka socta doorashada  Kursigii ugu musharixiinta badnaa dhammaan Kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad, iyadoo sagaal musharax ay ku tartameen. Kursiga Hope063 oo ahaa kursiga ugu xamaasdadda badan doorashada Baladweyne ayaa waxaa ku tartamay sagaal musharax, waxaana la galay Doorashada oo socota wali ayaa waxaa Wareegga koobaad ku […]

- Advertisement -

Magaalada Baaldweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka socta doorashada  Kursigii ugu musharixiinta badnaa dhammaan Kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad, iyadoo sagaal musharax ay ku tartameen.

Kursiga Hope063 oo ahaa kursiga ugu xamaasdadda badan doorashada Baladweyne ayaa waxaa ku tartamay sagaal musharax, waxaana la galay

- Advertisement -

Doorashada oo socota wali ayaa waxaa Wareegga koobaad ku haray Cabdullaahi Goodax Barre oo horay ugu fadhiyay kursiga lagu tartamay.

Wasiirkii hore ee Waxbarashada Dowladda Soomaaliya ayaa ku haray Wareegga koobaad, waxaana isku soo haray labo Xildhibaan kuwaasi oo tartanka siiw adan doona.

Goodax Barre ayaa helay 10 cod  oo kaliya, isaga ayaana horay ugu fadhiyay Kursiga, taasi oo ku dhigan in uu difaacan waayay Kursiga uu afarta sano ku fadhiyay.

- Advertisement -

Doorashada kursiga Hope63 ee Maanta Baladweyne ka dhacday ayaa waxaa codadka loo kala helay sida tan:

Mohamed Dahir :32

Abdi Eid : 20

Mohamed Idle : 10

Godah:  10

Nadar: 9

Hirey Ahmed : 8

Habeeb: 5

Yonis: 4

Afrah: 2

1 cod waa qasaaray.

Latest stories