HomeWararDuulimaadyadii Garoonka  Diyaaradaha Aadan  Cadde oo la hakiyay

Duulimaadyadii Garoonka  Diyaaradaha Aadan  Cadde oo la hakiyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday qaybo ka mid ah Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, Xili uu socdo dagaal toos ah oo u dhexeeya Kooxdii weerarka soo qaadday iyi Ciidabka AMISOM. Dhawaqa rasaasta ayaa la maqlayan, waxaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hub aad u culus, iyadoo Xubnaha dagaalka soo qaaday ay kasoo galeen dhanka Madiina […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday qaybo ka mid ah Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, Xili uu socdo dagaal toos ah oo u dhexeeya Kooxdii weerarka soo qaadday iyi Ciidabka AMISOM.

Dhawaqa rasaasta ayaa la maqlayan, waxaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hub aad u culus, iyadoo Xubnaha dagaalka soo qaaday ay kasoo galeen dhanka Madiina Gate.

- Advertisement -

Dhammaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa la hakiyay, kaddib markii dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen garoonka.

Mas’uuliyiinta garoonka ayaa la sheegayaa in ay joojiyen dhammaan duulimaadyadii garoonka, waxaana hadda xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan.

Halkaan kala soco wixii kasoo kordha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts