HomeWararMadaxweyne Lafta-gareen oo kulan la qaatay Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed

Madaxweyne Lafta-gareen oo kulan la qaatay Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta kulan la qaatay Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT). Madaxweynaha ayaa gudiga uga mahadceliyey dadaalka ay ku bixiyeen qabashada doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee deegaan Doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed. 15-kii bishan Maarso, sanadka 2022, ayaa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta kulan la qaatay Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT).

Madaxweynaha ayaa gudiga uga mahadceliyey dadaalka ay ku bixiyeen qabashada doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee deegaan Doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

15-kii bishan Maarso, sanadka 2022, ayaa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Koonfur Galbeed ku matayalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay Koonfur Galbeed ayaa la filayaa in dhawaan isugu tegaan, kadib markii uu Shil Wadatashi ah isugu yeeray Madaxweyne Lafta-gareen, waxaana Shirka looga hadli doonaa doorashada Guddoonka Golaha Shacabka.

Latest stories