HomeWararMadaxweyne Guudlaawe oo ka baaqday safar uu dib ugu laaban lahaa Jowhar...

Madaxweyne Guudlaawe oo ka baaqday safar uu dib ugu laaban lahaa Jowhar + sababta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu waday inuu dib ugu laabto Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas, balse waa uu ka baaqday. Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in sababta uu Cali Guudlaawe dib ugu laabanayo ay aheyd […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu waday inuu dib ugu laabto Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas, balse waa uu ka baaqday.

Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in sababta uu Cali Guudlaawe dib ugu laabanayo ay aheyd in xal laga gaari waayey khilaaf soo kala dhex-galay Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Daba-gabeed.

- Advertisement -

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Itoobiya ayaa goorsii horreeysay ee saaka tegay halka uu ku sugan yahay Guudlaawe, si ay ugu galbiyaan Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne, hayeeshee safarkii uu Jowhar ku aadi ahaa ayaa baaqday.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in wada-hadal lagu dhammeeyay khilaafkii la xiriiray doorashada kuraas ka tirsan Golaha  Shacabka ee soo kala dhex-galay Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Daba-gabeed, kaasi oo maalmo taagnaa.

Si kastaba Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maalintii shalay aheyd ka dhacay dagaal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasi oo salka ku haayay khilaafka ka dhashay kuraas ka tirsan Golaha Shacabaka…

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts