HomeWararIs-faham laga gaaray Khilaafkii soo kala dhex-galay Madaxweyne Guudlaawe iyo Daba-geed

Is-faham laga gaaray Khilaafkii soo kala dhex-galay Madaxweyne Guudlaawe iyo Daba-geed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in khilaafkii u dhexeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Daba-geed Is-faham laga gaaray. Khilaafka Madaxda ugu horreeysa ee Hirshabeelle ayaa salka ku haayay doorashada kuraas ka tirsaan Golaha Shacabka ee taalla Baladweyne, waxaana khilaafka uu sababay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in khilaafkii u dhexeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Daba-geed Is-faham laga gaaray.

Khilaafka Madaxda ugu horreeysa ee Hirshabeelle ayaa salka ku haayay doorashada kuraas ka tirsaan Golaha Shacabka ee taalla Baladweyne, waxaana khilaafka uu sababay in Maanta Guudlaawe uu go’aansaday inuu dib ugu laabto Magaalada Jowhar, balse uu ka baaqday safarkaas.

- Advertisement -

Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyey in Madaxweyne Guudlaawe iyo Yuusuf Daba-geed ay ku heshiiyeen in kuraasta doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee harsan laga dhigo kuwa furan, si loogu tartamo.

Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa saaka la filayey inuu dib ugu laabto Magaalada Jowhar, waxaana sababta lagu sheegay inay aheyd in xal laga gaari waayey khilaafka labada dhinac soo kala dhex-galay, balse haatan heshiis laga gaaray.

Si kastaba Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maalintii shalay aheyd ka dhacay dagaal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasi oo salka ku haayay khilaafka ka dhashay kuraas ka tirsan Golaha Shacabaka…

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts