HomeWararGalmudug iyo Koofur Galbeed oo ku dhawaaqay doorashada kuraas Golaha Shacabka ah

Galmudug iyo Koofur Galbeed oo ku dhawaaqay doorashada kuraas Golaha Shacabka ah

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

War qoraal ah oo ay soo saareen Guddiyada Doorashooyinka ee dawlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa lagu shaaciyay jadwalka doorashada qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya. Dawlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada lix ka mid ah kuraasta baarlamaanka taas oo ka dhici doonto magaalada Galkacyo shanta Maarso. Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed […]

- Advertisement -

War qoraal ah oo ay soo saareen Guddiyada Doorashooyinka ee dawlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa lagu shaaciyay jadwalka doorashada qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya.

Dawlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada lix ka mid ah kuraasta baarlamaanka taas oo ka dhici doonto magaalada Galkacyo shanta Maarso.

- Advertisement -

Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa isna shaaciyay qabashada doorashada lix ka mid ah kuraasta baarlamaanka ee lagu dooran doono magaalada Byaydhabo.

Shir ay khamiistii Golaha Wadtashiga Qaran ku yeesheen aaladda fogaan aragga ee Zoom ka ayaa la isku afgartay in doorashada baarlamaanka la soo gabangabeeyo ugu dambeyn shan iyo tobanka Maarso.

Latest stories