HomeWararSafaaradda Soomaaliya ee dalka Serbia oo gurmad u fidisay Muwaadiniin ku Xayirnaa...

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Serbia oo gurmad u fidisay Muwaadiniin ku Xayirnaa Ukraine

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Belgrade iyada oo fulineysa tacliimaadka Wasaaradda Arrimaha Dibadda JFS, waxaa ay dadaal xoog leh u gashay sidii adeeg Qunsuliyadeed loogu sameyn lahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dagaalada Ukrain ka socda ay noloshoodu saameysay iyo sidii loo soo badbaadin lahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayirnaa xuduuda u dhaxaysa Ukraine iyo Poland. Sidaa awgeed; […]

- Advertisement -

Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Belgrade iyada oo fulineysa tacliimaadka Wasaaradda Arrimaha Dibadda JFS, waxaa ay dadaal xoog leh u gashay sidii adeeg Qunsuliyadeed loogu sameyn lahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dagaalada Ukrain ka socda ay noloshoodu saameysay iyo sidii loo soo badbaadin lahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayirnaa xuduuda u dhaxaysa Ukraine iyo Poland.

Sidaa awgeed; Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade Serbia waxaa sharaf u ah in ay u howlgashay, hubiseyna badqabka muwaadiniinta kala ah:

- Advertisement -
  1. Mustafe Cabdul Daahir oo ah arday ka yimid Degamadda Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.
  2. Cabdullaahi Xuseen Mursal oo ahaa aday kana yimid Degamadda Waaberi ee Gobalka Banaadir.
  3. Anwar Axmed Aadan oo ahaa muwaadin deganaa Caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv, Anwar wuxuu ka yimid Degamadda Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir.

Hadaba, si waafaqsan Sharciga Shaqada Dibadda, Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade waxaa ay sii laba jibaareysaa dadaalka wadaniga ah ee lagu samata bixinayo muwadiniinteena uu dagaalka Ukrain saameeyay.

Latest stories