HomeWararGuddiga Xallinta Khilaafaadka oo fasaxay kursiga uu kusoo baxay Fahad Yaasiin

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo fasaxay kursiga uu kusoo baxay Fahad Yaasiin

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa fasaxay lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kuwaasi oo doorashadoodu maalmo kahor ka dhacday Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa waxaa lagu sheegay in kuraastan lixda oo uu ku jiro kursiga uu kusoo baxay […]

- Advertisement -

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa fasaxay lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kuwaasi oo doorashadoodu maalmo kahor ka dhacday Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa waxaa lagu sheegay in kuraastan lixda oo uu ku jiro kursiga uu kusoo baxay Agaasimihii hore ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin ay fasax yihiin .

- Advertisement -

Guddiga Khilaafaadka ayaa caddeeyay in kuraastan ay fasaxeen dhammaantood aysan jirin wax cabasho rasmi ah oo ka timid ama laga diiwaan-geliyay, muddada ugu qoran Guddiga habraacooda, isla markaana ay fasax yihiin kuraasta doorashadoodu la qabtay.

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa horey u hakiyey qabashada doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP86 oo uu kusoo baxay Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxaana hore ugu fadhiyey kursigaas Faarax Sheekh Cabduqaadir.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga Khilaafaadka

- Advertisement -

Latest stories