HomeWararGuddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyay Jadwalka Doorashada kuraas hor leh

Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyay Jadwalka Doorashada kuraas hor leh

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu soo bandhigay Liiska xubnaha Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa saddexda kursi, kuwaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Galmudug.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu soo bandhigay Liiska xubnaha Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa saddexda kursi, kuwaasi oo maalinta berri la xareyn doono sida uu qorshahu yahay.

- Advertisement -

Kuraasta doorashadoodu la qaban doono maalmo kadib ayaa waxaa tirsigoodu kala yihiin HOP#012 oo ku fadhiya Yuusuf Xeyla Jimcaale, kursiga HOP#048 oo uu ku fadhiyo Cabdullaahi Gaafow Maxamuud iyo kursiga  HOP#137 oo ku fadhiyey Saadaq Cabdikariin Xaaji Ibraahim.

Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in Doorashada saddexdaan la qaban doono 25-ka bishaan Febraayo oo ku beegan maalinta Jimcaha ee soo socota.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts