HomeWararKaraash oo qaabilay Saraakiil ka socotay hay’adaha Qaramada Midoobey

Karaash oo qaabilay Saraakiil ka socotay hay’adaha Qaramada Midoobey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin iyo saraakiil ka socday hay’adaha Caalamiga ah ee Xafiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Aadanaha UNSOM iyo UNICEF. Ujeeddada Kulanka ayaa ahayd Ilaaaalinta Xuquuqda Aadanaha iyo sidii loo xoojin lahaa doorka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin iyo saraakiil ka socday hay’adaha Caalamiga ah ee Xafiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Aadanaha UNSOM iyo UNICEF.

Ujeeddada Kulanka ayaa ahayd Ilaaaalinta Xuquuqda Aadanaha iyo sidii loo xoojin lahaa doorka ka wada qaybgalka hurumarinta iyo Ilaaaalinta Xuquuqda Aadanaha.

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa xafiiska xuquuqul aadanaha Puntland uga mahadceliyay shaqada muhiimka ah ee ay shacabka u hayaan, waxaana uu ku booriyay inay howsha halkaa kasii wadaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts