HomeWararMacron oo booqasho ku jooga Ukraine xilli laga cabsi qabo duulaanka Ruushka

Macron oo booqasho ku jooga Ukraine xilli laga cabsi qabo duulaanka Ruushka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Faransiiska ayaa maanta booqasho ku jooga dalka Ukraine, waxa uuna noqonayaa hoggaamiyihii ugu dambeeyay ee reer galbeed ah oo taageero u muujiyo xukuumadda Kyiev. Kulanka Emmanuel Macron uu la yeelanayo dhiggiisa dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa ku soo beegmaya xilli ay jirto cabsi ah in Ruushku uu qorsheynayo in uu weeraro dalka deriska la […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Faransiiska ayaa maanta booqasho ku jooga dalka Ukraine, waxa uuna noqonayaa hoggaamiyihii ugu dambeeyay ee reer galbeed ah oo taageero u muujiyo xukuumadda Kyiev.

Kulanka Emmanuel Macron uu la yeelanayo dhiggiisa dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa ku soo beegmaya xilli ay jirto cabsi ah in Ruushku uu qorsheynayo in uu weeraro dalka deriska la ah ee Ukraine.

- Advertisement -

Dhanka kale, wasaaradda gaashaan-dhigga Ruushka ayaa xaqiijisay in lix markab oo kuwa ay diyaaradaha xambaara ah ay badda Black Sea ka soo galayaan dhanka badda Mediterranean-ka.

Isniintii shalayto ahayd ayaa madaxweyne Macron waxa uu magaalada Moscow kulan muddo shan saacadood ah socday kula qaatay dhigiisa Ruushka, waxaana shir jaraa’id oo ay wada qabteen uu madaxweyne Putin ku sheegay in hindisa arrimaha amniga ee Yurub ee uu soo bandhigay Macron ay yihiin kuwa macquul ah oo mustaqbalka wax ku ool noqon karaya.

Latest stories