HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo Maanta Warbixin siiyay Golaha Wasiirada Jubbaland

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Maanta Warbixin siiyay Golaha Wasiirada Jubbaland

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo Maanta ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Golaha Wasiirada warbixin guud ka siiyey xaaladda Amniga, abaaraha ka jira deegaanada Jubaland, iyo booqashadii ay shalay Magaalada Kismaayo ku timid safiirka UK ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo Maanta ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Golaha Wasiirada warbixin guud ka siiyey xaaladda Amniga, abaaraha ka jira deegaanada Jubaland, iyo booqashadii ay shalay Magaalada Kismaayo ku timid safiirka UK ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Warbixinta amniga ayaa ugu horeeyntii golaha looga hadlay, waxaana la bogaadiyey ciidamada Dowladda qaybahooda kale duwan, kuwaasi oo dagaal kula jira Al-shabaab, isla markaana ka shaqeynaya adkeeynta amaanka guud.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in Maamulka ay wado gurmadyo kale duwan oo ku saabsan sidii gurmad xooggan loogu fidin lahaa dadka ay abaaruhu ku dhaceen, ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayuu sheegay Madaxweynaha in ay kala hadleen sidii ay qayb weyn oga qaadan  lahaayeen gurmadka loo sameenayo dadka ay abaartu saameysay.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale golaha wasiiradda oga warbixiyey kulankii shalay uu la qaatay Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster kaa oo diiradda lagu saaray sidii ay Dowladda UK qayb oga qaadan laheyd gurmadka abaaraha.

Latest stories