HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo la kulmay Saraakiil ka kala socotay Itoobiya iyo Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Saraakiil ka kala socotay Itoobiya iyo Jabuuti

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wufuud kala duwan oo taliyeyaal ciidan u badan oo ka socday dalalka Itoobiya iyo Jabuuti , kuwaas oo Hargeysa u tegay ka qaybgalka sannad-guurada 28-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka Somaliland. Wufuudda ka timid dalalka Jabuuti iyo Itoobiya oo ay hoggaaminayaan Saraakiisha ugu sarraysa Ciidamada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wufuud kala duwan oo taliyeyaal ciidan u badan oo ka socday dalalka Itoobiya iyo Jabuuti , kuwaas oo Hargeysa u tegay ka qaybgalka sannad-guurada 28-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka Somaliland.

Wufuudda ka timid dalalka Jabuuti iyo Itoobiya oo ay hoggaaminayaan Saraakiisha ugu sarraysa Ciidamada kala duwan ee labada dal, ayey ujeeddadiisu ahayd sidii uu Madaxweynuhu saraakiisha ugaga mahadnaqi lahaa sida ay ugu soo casuuntay Somaliland ka qeyb galka Munaasabadda sannad-guurada ciidanka.

- Advertisement -

Dhankooda, Waftiga saraakiisha ah ee ka kala socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya, ayaa  madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uga mahadceliyay soo dhaweynta uu u sameeyay,

Saraakiisha Ciidan ee Maanta tegay Magaalada Hargeysa ayaa Maanta ka qeyb galay Munaasabadda sannad-guurada ciidanka Somaliland oo Maanta oo Arbaco ah ku beegneyd, taasi oo ka qabsoontay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

Latest stories