HomeWararMaxkamadda Gobolka Banaadir oo amar culus kasoo saartay lacagtii Imaaraadka

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo amar culus kasoo saartay lacagtii Imaaraadka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amar ay  soo saartay ku sheegtay in aan labixin karin lacagtii Imaaraadka Carabta looga qabtay Garoonka Aadan Cadde bishii April ee 2018-kii. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 7-dii Janaayo sheegay in lacagtaas dib loogu celin doono Imaaraadka Carabta, isaga oo Abu Dhabi ka raali geliyey dhacdadii lagu qabtay lacagta. […]

- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amar ay  soo saartay ku sheegtay in aan labixin karin lacagtii Imaaraadka Carabta looga qabtay Garoonka Aadan Cadde bishii April ee 2018-kii.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 7-dii Janaayo sheegay in lacagtaas dib loogu celin doono Imaaraadka Carabta, isaga oo Abu Dhabi ka raali geliyey dhacdadii lagu qabtay lacagta.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Maxamad Xasan ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in lacagtaas aan laga saari karin Bankiga Dhexe, isagoo ku sababeeyay inuu baaritaan ku socdo.

Warqaddan ayaa ku soo beegmeysa Xilli Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu u amba baxay dalka Imaaraadka Carabta, oo ay uga billaabatay booqasho rasmi ah.

Lacagta ay gacanta ku dhigtay Dowladda Soomaaliya ayaa gaaraysa 9.6 milyan oo Doollar, waxaana horay Dowladda Soomaaliya ay u sheegtay in ay lacagtaasi si sharci darro kusoogashay dalka,wallow Imaaraatku ay ku sheegeen in lacagta ay u wadeen Safaaraddooda Muqdisho.

- Advertisement -

Latest stories