HomeWararWasiiro Isbitaalka ku booqday Afhayenka Xukuumadda Soomaaliya Macallimuu

Wasiiro Isbitaalka ku booqday Afhayenka Xukuumadda Soomaaliya Macallimuu

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta XFS Cusmaan Abuukar Dubbe, wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud Gen. Bashiir Gooble iyo masuuliyiin kale ayaa isbitaal ku yaalla magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku booqday Afhayeenka XFS Maxamed Ibraahim Macallimuu, oo ka soo bogsanaya dhaawac ka soo gaaray qarax uu ku weeraray qof naftiisa haligay, 16-kii Janaayo. Wasiir Cusmaan Dubbe iyo Wasiir […]

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta XFS Cusmaan Abuukar Dubbe, wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud Gen. Bashiir Gooble iyo masuuliyiin kale ayaa isbitaal ku yaalla magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku booqday Afhayeenka XFS Maxamed Ibraahim Macallimuu, oo ka soo bogsanaya dhaawac ka soo gaaray qarax uu ku weeraray qof naftiisa haligay, 16-kii Janaayo.

Wasiir Cusmaan Dubbe iyo Wasiir Bashiir Goobe oo warbaahinta Qaranka kula isbitaalka ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Macalimuu ay soo hagaageyso, iyagoo u mahad celiyey Ra’iisul Wasaare Rooble oo dadaal badan ku bixiyey in Afhayeenaka Xukuumadda uu daryeel caafimaad helo.

- Advertisement -

Masuuliyiintaan oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa habeen hore sidaan oo kale hoygiisa ugu booqday Agaasimaha SNTV Sharma’arke Maxamed Warsame oo ka soo kabsanaya dhaawacyo culus oo ka soo gaaray qarax uu 20-kii November ku weeraray qof naftiisa haligay, kaas oo lagu dilay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Afrika.

Latest stories